522F80F5-8055-4D01-84CC-75EFC467C173.jpg

Wasiirka Maaliyadda Dawladda Puntland iyo xubno kale oo casho sharaf loogu sameeyay Qardho[Sawirro]

QARDHO – Xisaabiyaha Wasaarada Maaliyadda gobolka Karkaar Yaasiin Cabdi Ciise ayaa casho sharaf u sameeyay Wasiirka Maaliyadda Dawladda Puntland  Mudane Xasan Shire Cabdi, Wasiirka Amnigga Puntland Mudane Cabdisamed  Maxamed Gallan iyo Taliyaha Ciidamada Daraawiishta Gen Yaasiin Cumar Dheere 

Casho sharaftan ayaa ka dhacday Beerta Dalxiiska Qardho waxana sidoo kale ka soo qaybgalay mas’uuliyiin ka tirsan Dawladda Puntland 

Xubnaha Gollaha Wasiirada ayaa hawlo shaqo u jooga magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar.

Xafiiska Waciyigalinta iyo Warfaafinta Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland

Author

mof