Wasaaradda Maaliyadda Puntland

  • Facebook
  • Google+
  • Phone
  • Twitter
  • YouTube
English site
  • Bogga hore
  • Wasaaradda
    • Ku saabsan Wasaaradda
    • Hillin iyo Himilo
    • Mabda’a Wasaaradda
    • Qaab-dhismeedka WM
    • Maamulka Wasaaradda
      • Xafiiska Wasiirka Maaliyadda
      • Wasiir ku-xigeenka
      • Agaasimaha Guud
    • Nagala soo xiriir
  • Miisaaniyadda
    • Keydka Miisaaniyadda
    • Xeerarka Miisaaniyadda
  • Dakhliga
    • Furdooyinka
    • Canshuuraha Berriga
    • Tiriffooyinka
  • Qaybaha Wasaaradda
  • Xisaabiyaha Guud DPL
  • Baahin
    • Warka
    • Khudbado
    • Daabacaado
    • Ogeysiisyo
    • Bandhigga Sawirada
    • Fiidiyow – Videos

Xisaabiyaha Guud DPL

H.E. Cumar Saalax Aadan

Xisaabiyaha guud ee Dowladda Puntland, Soomaaliya


Xafiiska Xisaabiyaha guud wuxuu masuul ka yahay bilaabida , qorsheynta iyo xiriirinta Siyaasada lagu maamulayo lacagta Dowladda, Hantida iyo Deynka .

 

 

 

Masuuliyadda & Awoodaha Xisaabiyaha Guud

  • Waa madaxa Xisaabaadka Guud ee Wasaaradda Maaliyadda
  • Waa Xisaabiyaha Guud ee Dawladda Puntland
  • Wuxuu baaris hore ku leeyahay (Primary control) dhamaan Wasaaradaha, D/Hoose, Gobolada, Degmooyinka Hayadaha Madaxa Banaan
  • Xisabiyaha Guud wuxuu ka masuul yahay (Qaybaha Xisaab xirka)

Wuxu kale oo masuul ka yahay qaybaha hoos ku cad:

  • Qaybaha Xisaabadka Gobolada
  • Qaybta Keydka buugta
  • Qaybta xisaab celinta dakhliga iyo kharashka
  • Ilaalinta, amaanka lacagaha Dawladda, Shaabadaha, iyo wixii kale hanti guurto ah (Movable property ) , ma-guurto iyo dukumintiska qiimeysan
  • Wuxuu u madax banan yahay gudashada hawshiisa ee maamulka. Sida ku cad Degreeto Madaxweyna lamb. 76 ee 19/6/2008. Hadii uu is hortaago ama uu diido kharash kasta oo aan waafaqsanayn Xeerka Maamulka Xisaabaadka Dawladda, Kharashkaas oo ay soo diyaariyaan dhamaan Hayadaha dawladda
  • Wuxuu warbixin joogto ah siinayaa Wasiirka Waasaradda Maaliyadda
  • Wuxuu kale oo masuul ka yahay dabagalka, xaqiijinta iyo soo xareynta dakhiga dawladda
  • Daabacaada dukumintiyada, Shaabadaha iyo Dukumintiska qiimeysan ee Dawladda
  • Wuxuu bixiyaa (Issuing) Dukumintiska Dawladda ee lagu shaqeeyo (Dakhi iyo kharash).

Xafiiska Xisaabiyaha guud wuxuu leeyahay 5 qaybood oo lakala yiraahdo ;-

  1. Qaybta keydinta Buugaagta (Counterfoil section)
  2. Qaybta hubinta Lacagta (Cash Checking Section)
  3. Qaybta Xisaab Xirada (Return Section)
  4. Qaybta Soo koobida (Abstract Section)
  5. Qaybta Hanti dhowrka Gudaha (Internal Audit).

Xisaabiyaha Guud ee Puntland

Mudane Cumar Saalax Aadan Xisaabiyaha guud ee Dowladda Puntland, Soomaaliya

Waaxyaha Wasaaradda

  • Waaxyaha Wasaaradda
    • Waaxda Furdooyinka
    • Waaxda Canshuuraha Berriga
    • Waaxda Maamulka
    • Waaxda Miisaaniyadda
    • Waaxda Qorsheynta

Warbixino

Dowladda Puntland oo Gurmad degdeg ah u dirtay deegaanka Libaaxo oo ka tirsan G/Nugaal[Sawirro]

Wasiirka Maaliyadda Puntland oo ka hadlay shirar uu kaga qaybgalay dalka dibadiisa[Video]

Wasiirka Maaliyadda Puntland iyo Wafti uu hoggaaminayo oo soo gaaray Garoowe[Sawirro]

Wasiirka Kuxigeenka Maaliyadda Puntland oo kormeer shaqo ku tagay Airporka Gaalkacyo[Sawirro]

WASAARADDA MAALIYADDA PUNTLAND

Minisry of Finance, Puntland State of Somalia

Privacy Policy | Terms & Conditions | Contact Us

Garowe, Puntland, Somalia
Tel. +252907 724437
mofpuntland@gmail.com | info@mofpuntland.com
Copyrights. All rights reserved